Madaxweyne Deni kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland ee 54-aad, oo ay ku socoto dayactir, dib-u-dhis, qalabeyn iyo u dhameystirada baahiyaha Asaasiga ah sida Ceelbiyoodka Xarunta. Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybta taliska Ciidanka, xafiisyada saraakiisha iyo howlwadeennada oo si casri ah loo dhisay, wuxuuna warbixin ka dhegaystay Taliyaha … Continue reading Madaxweyne Deni kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland (Sawirro)